|
Waa
aaladda
Elmi oo ka dhagaeysan/akhrisan kartid
Quraanka oo dhan oo qoraal carabi iyo labaatan luqadood (Ingiriisi,
Faransiis, Talyaani, Holandiis, Isbaanish, Finnish, Jarmal,
Indooniisiyaan, Malaysiyaan, Pershiyaan, Portuguese, Russian,
Turkish, Sawaaxili iyo kuwo kale oo badan)ku Tarjuman, iyo ku
luuqaynta quraanka ee Shaikh Abd-ur Rahman As-Sudais & Shaikh
Su'ood As-Shuraim.
-
Tafsiirka
Quraanka oo dhan, codkii Sh. Umal iyo qoraal quraanka ah oo
carabiya (macnaheeduna yahay Aayadda Shiikhu tafsiirayo ayaad
akhrisanaysaa).
-
Saxiix
Al-Bukhaari oo ah codkii Sh. Shariif Abdi-noor iyo qoraal
carabiya.
-
Riyaadu
Saalixiin oo ah codkii Sh. Shariif Abdi-noor iyo qoraal
carabiya.
-
Buluuqmuraan
oo ah codkii Sh. Shariif Abdi-noor.
-
Arbaciinu
Nawaawi oo ah codkii Sh. Cumar Faaruuq iyo qoraal carabiya.
-
Sifaatu
Salaat oo ah codkii Sh. Umal.
-
Siirada
oo ah codkii Sh. Dirir.
-
Usuul
Thalaatha oo ah codkii Sh. Berberaawi.
-
Su'aalo
iyo jawaabo oo ah codkii Sh. Dirir.
-
Quraan
baridda (Shiikh Quraan akhriyaya oo carruuri ka daba qaadayso).
-
Ducada
Khataamal Quraan oo cod ah.
-
Aadaam-mo
kala duwan oo doorasho ah.
-
Magacyada
Eebbe oo cod iyo qoraalba ah.
-
Intaasi
waa inta codka ah, waxa kale oo jira Kutub badan oo akhris
keliya ah:
-
Tafsiir
Ibnu Katheer oo Carabi iyo English ah.
-
Tafsiir
Al-jalalain oo carabi ah.
-
Saxiix
Muslin oo carabi ah.
-
Sunan
Abu Dawood oo carabi ah.
-
Sunan
At-Tirmidi oo carabi ah.
-
Sunan
An-Nasa i oo carabi ah.
-
Sunan
Ibn-e-Majah oo carabi ah.
-
Al-Axaadiis
Al-Qudsi oo carabi ah.
-
Xusnal
Muslim oo carabi ah.
-
Axkaam
Tajwiid oo carabi ah.
|